Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadir ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradaha Howlaha guud iyo dib u dhiska Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka cusub ee Xanaanada Xoolaha mudane Maxamed Aadan Macallin kuwaas oo uu dhawaan Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa ku dhawaaqay in Xukuumaddu 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay gurmadka abaaraha. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Guddiga Gurmadka Abaaraha in sida ugu dhaqsiyaha badan caawimaad ula gaaraan deegaannada Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Prof. Maxamed Dheere ayaa xilligan muhiimka ah kusoo biirinaya maamulka Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Baydhabo.(SONNA):- Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidda sida ku Cad Jadwalkii ay soo sareen guddiga doorashooyinka heer dowlad Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Wasiirada arrimaha dibadda ee NATO ayaa ka wada hadli doona arrimaha  ammaanka, oo ay ku jiraan dhismaha ciidamada Ruushka ee ku dhow Ukraine iyo xiisadda socdaalka ee xadka Belarus kulankooda soo socda toddobaadkan. Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa u sheegay Saxaafadda in Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Dibadbaxyo looga soo horjeedo natiijadii doorashadii guud ee 10-kii Octobar  ka dhacday dalka Ciraaq ayaa Jimcihii  shalay ka dhacay caasimadda dalkaas ee Baqdaad. Boqolaal mudaaharaadayaal ah oo gacan saar la leh isbaheysiga Fatax, oo ay ku mideysan yihiin xisbiyada badan ee Hashd al-Shaabi, Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro Walaalaha Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay abaaraha. Madaxweynaha Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka damqanaya xaaladda dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen, dhiirri gelinayana in la garab istaago Walaalaha tabaalaysan ee waxyeelladu ay ka soo gaartay abaaraha ka taagan Dalka. Waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ugu deeqay Mushaharkiisa Continue Reading
Somali News
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Guddaha dowladaha hoose ee Koonfur Galbeed ayaa loo qabtay arday ka kala soctay Seddex School ee ugu waaweyn magaalada Xuddur, waana aqoon isweydaarsi ku saabsan ka qeybgalka qaabdhismeedka qorshaha hormarinta degmada ee sanadlaha ah. Continue Reading