Sports News
(Liverpool) 27 Nof 2021. Liverpool ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay garoonkeeda Anfield kooxda Southampton, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada toddobaadka 13-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 3-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Liverpool. Daqiiqadii 2-aad ee bilowgii dheesha Continue Reading
Sports News
(Madrid) 27 Nof 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee kooxda Sevilla kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain. Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka ay habeen dambe ay ku soo dhaweyn doonto kooxda Sevilla garoonka Santiago Bernabeu. […]Continue Reading
Sports News
(London) 27 Nof 2021. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay ku garaacday 2-0, xilli ciyaartan lagu daah furay kulammada Isbuuca 13-aad  horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan Qeybta hore ayeey labada kooxood Arsenal iyo Newcastle United ku kala nasteen barbardhac 0-0 ah. Qeybta labaad ee dheesha Continue Reading
Sports News
(Liverpool) 27 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Liverpool iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa todobaadkii hore kasoo kabatay guuldarro kasoo gaartay Premier League iyadoo garoonkeeda kusoo xasuuqday Arsenal, waxayna maqrbinamada maanta dooneysaa inay sii waddo guulaheeda horyaalka marka ay Continue Reading
Sports News
(Manchester) 27 Nof 2021. Sida wararku ay tilmaamayaan Macallin Ralf Rangnick ayaa wahadallo heshiiskiisa looga dhigay mid joogto ah la furay Kooxda kubadda cagta Manchester United. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa warinaya in Macallin Ralf Rangnick uu u furan yahay inuu si joogto ah u qabto shaqada tababaranimo ee Kooxda Manchester […]Continue Reading
Sports News
(Liverpool) 27 Nof 2021. Southampton ayaa doonaysa inay waddada guulaha dib ugu soo laabto marka ay kulan qeyb ka ah horyaalka Premier League ay Liverpool ku booqanayaan maanta garoonkeeda Anfield, halka Reds ay doonayso inay guulo xiriir ah ka gaarto Horyaalka. Kooxda Merseyside-ka ayaa guuldarro 4-0 ah ku karbaashtay Arsenal, waxaana ay haatan kaalinta saddexaad […]Continue Reading
Sports News
(Manchester) 27 Nof 2021. Warbixinan waxa aa kaga hadli doonnaa waa maxay sababta uu Paul Pogba marada u soo gashto hal garab ama hal gacan ugu xirto marada dheer oo aan inta badan ku aragno muddooyinkii dambe.? Xiddig kooxda Manchester United iyo xulka Faransiiska Paul Pogba waxa uu caan ku yahay fashion-ka iyo naqshadaha kala gedisan […]Continue Reading
Sports News
(Barcelon) 27 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa badineysa dookhyada weerarka ee ay ka dooneyso suuqa January waxayna markale gargaraaceysa albaabka kooxda Manchester City xilli ay quus ka gaartay damaceedii la saxiixashada Raheem Sterling. Si laga helayo wararka kasoo baxaya Spain, maamulka Barca ayaa isku raacay inay u dhaqaaqaan laacibka Man City ee Ferran Continue Reading