Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay wakiilo ka socday Beesha Caalamka

La wadaag cid kale





Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilo ka socday Beesha Caalamka ,kuwaas oo ay ka wada hadleen arimo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen doorashooyinka ,xaaladaha abaaraha iyo fatahaadaha ku soo noqnoqday deegaanada Hirshabeelle.

 

La wadaag cid kale





Related Posts