Somali News

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga gurmadka abaaraha koonfur Galbeed Soomaaliya

La wadaag cid kale





Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga gurmadka abaaraha ee deegaanadda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

War qoraal ah oo Ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Guddiga gurmadka abaaraha.

La wadaag cid kale





Related Posts