Somali News

Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho

La wadaag cid kale





Muqdisho.(SONNA):- Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda Fula Fula oo ah shirkad gaar loo leeyahay kana shaqeysa howlaha amniga ee hay’adaha Qaramada Midoobay.

Qaraxa ayaa ka dhacay wadada 21-ka Oktober oo ah waddo aad u mashquul badan, waxaana ku yaalla goobo waxbarasho iyo kuwo caafimaad.

Waxaa wali la ogeyn qasaaraha ka dhashay qaraxa, iyadoo la filayo in goordhow faah-faahin ka bixiyaan Booliska Soomaaliyeed.

La wadaag cid kale





Related Posts