Sports News

Shaxda rasmiga ah ee ciyaarta Crystal Palace vs Man City oo lasoo saaray & Agüero oo safka koowaad kusoo laabtay

(London) 01 Maajo 2021Waxaa dhowaan lasoo saaray safafka rasmiga ah ee kulanka kooxaha Crystal Palace iyo Manchester City.

Labada koox ayaa ciyaaraya kulan ka tirsan horyaalka Premier League, waxaana labada tababare ee kala hoggaaminaya labada koox ay soo saareen safafkooda rasmiga ah ee kusoo bilaabanaya ciyaarta goor dhow bilaabaneysa.

Haddaba halkan hoose kaga bogo shaxaha rasmiga ah ee labada koox:-

Crystal Palace XI: Guaita, Ward, Kouyate, Dann, Mitchell, Milivojevic, Riedewald, Eze, Townsend, Zaha, Benteke

Manchester City XI: Ederson, Cancelo, Laporte, Ake, Mendy, Rodrigo, Fernandinho, Sterling, Ferran Torres, Jesus, Agüero

Gool FM.

Related Posts