Sports News

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Leeds United kulanka Carabao Cup oo la shaaciyey

(London) 26 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Arsenal iyo Leeds United kulanka Carabao Cup ayaa la shaaciyey.

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates caawa ku soo dhaweyn doonta naadiga Leeds United, si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ka ah kulammada tartanka Carabao Cup

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI

Leeds United XI:

Image

Gool FM.

Related Posts