Sports News

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ee tartanka Carabao Cup-ka oo la shaaciyey

(Liverpool) 13 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ee tartanka Carabao Cup-ka ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield ku soo dhaweyn doonta kooxda Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulanka afar dhammaadka ee tartanka Carabao Cup-ka. iyadoo midii soo baxda finalka kula ciyaari doonto Chelsea.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

Arsenal XI:

Image

Gool FM.

Related Posts